Ma tahay dhibanaha rabshada uu sameeyay lamaanahaaga, waaladiinta ama qoyska?
Soo wac qadkeena maalin iyo habeen.
Taleefon bilaash ah iyo qarsoodi. Waxaan bixinaa caawinta turjubaanka
Qadka qaranka – soo wac 1888
Haddii aad la kulantid rabshada gurigaaga, kaligaa ma tihid.
Daraasado ayaa muujinayo in ugu yaraan 38,000 dumar iyo 19,000 rag la kulmaan rabshada jireed ee Denmark sannad walba.
Lev Uden Vold’s (Noolaanshaha Rabshad La’aan) qadka qaranka ayaa siiyo tallo bilaash ah, qarsoodi ah dadka la nool rabshada.
Ka soo wac qadka 1888 maalin iyo habeen – waxaan marwalba diyaar u nahay inaan ku caawino